22nd June 2018

Naadi Wayn oo Bisad darteed lagu ganaaxay!!

By on 10th June 2018 0 6 Views

UEFA ayaa diiday inay dhanka maaada iyo Qosolka ka eegto Bisad garoonka soo geshay ciyaartii Champions League ee u dhexeysay kooxaha Bayern Munich iyo Besiktas iyadoona ganaax lacageed dhan 30,000 oo bound dul dhigtay naadiga reer Turki.

Dhacdadan ayaa dhacday lugta labaad ee wareega 16-ka ay Besiktas mininkeeda ku marti galisay Camaaliqada reer Jarmal iyadoo ay Mukulaal soo gashay garoonka ay hakad yar galisay ciyaarta.

 

Kooxda reer Turki ayaa sidoo kale lagu ganaaxay in taageerayaasheeda ay walxo ku soo tuurayeen garoonka intii uu socday kulanka.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *