22nd June 2018

Madaxweynaha Faransiiska Oo taageeray rababaraha xulkiisa

by on 10th June 2018 0

Madaxweynaha dalka Faransiiska, Emmanuel Macron ayaa wuxuu kusoo biiray muranka ka dhashay in Karim Banzema laga reebo liiska ciyaartoyda dalkaas uga qeybgalaysa Koobka Aduunka 2018. Inkastoo uu kula guuleystay Champions League saddex sano oo xiriri ah, hadana wuxuu yahay mid ka maqan koobka aduunnka, markii uu macalin Didier Deschamps ka tegay, iyadooma Macron uu...

Read More