21st July 2018

tEST PAGE

Madaxweynaha Faransiiska Oo taageeray rababaraha xulkiisa

by 10th June 2018 0

Madaxweynaha dalka Faransiiska, Emmanuel Macron ayaa wuxuu kusoo biiray muranka ka dhashay in Karim Banzema laga reebo liiska ciyaartoyda dalkaas uga qeybgalaysa Koobka Aduunka 2018. Inkastoo uu kula guuleystay Champions League saddex sano oo xiriri ah, hadana wuxuu yahay mid ka maqan koobka aduunnka, markii uu macalin Didier Deschamps ka tegay, iyadooma Macron uu...

Read More

Juregn Klopp oo Doonayaa markaan Ousmane Dembele?

by 10th June 2018 0

Laacibka faransiiska ah ee Ousmane Dembele ayaa lala xiriirinayaa kooxda Liverpool tan iyo markii uu furmay suuqa kala iibsiga ciyaartoyda horyaalka Prmier League-ga. Dembele ayaa xilli ciyaareed adag ku qaatay kooxda Barcelona tan iyo markii uu xagaagii hore kaga soo biiray kooxda Borussia Dortmund. Jurgen Klopp ayaa xiiseynaya laacibka garabak ka ciyaara, waxa uuna...

Read More
  • 1
  • 2